Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Salaadiin Iyo Cuqaal Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Xuseen Cali Duule Oo ku Geeriyooday Jabuuti.



Thu 07 June 2018.

Salaadiin Iyo Cuqaal Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Xuseen Cali Duule Oo ku Geeriyooday Dalka Jabuuti.

Sul Abshir Maxamed Ducaale iyo Cheif Caaqil Daahir Cismaan Cilmi ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo Qaraabada uu ka Baxay marxuum AHUN Xuseen Cali Duule oo maanta ku Geeriyooday magaalada Jabuuti.

Waxayna Odaayaashu alle uga maryeen inuu naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo asxaabtii Qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.



78 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines