Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Shan Askari Oo ka Tirsan Ciidamada Kenya Oo Lagu Dilay Qarax ka Dhacay Deegaanka Liboya.



Wed 06 June 2018.

Wararka ka imaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in deegaanka Liboya uu ka dhacay qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo khasaare dhimasho geystay.

Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxa lala eegtay ciidamada ay ku dhinteen 5 Askari oo ka mid ahaa ciidamada nabad-galyad.

Goojogayaal ayaa sheegay in gaar qaraxan uu qabsaday gaari ay saarnaayeen ciidamada Kenya waxaana sidoo kale jira dhaawacyo kala duwan oo ciidamada Kenya soo gaaray.

Al Shabaab oo dagaal kula jirta ciidamada Kenya ayaa markiiba sheegatay mas’uuliyada qaraxa, iyaga oo sheegay in khasaare weyn uu ka soo gaaray ciidamada Kenya.

Dagaalamayaasha Al-shabaab weerarro toos ah, qaraxyo iyo afduub intaba ka geystay qeybo ka mid ah gudaha dalka Kenya gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari.



86 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines