Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Daawo Saraakiisha CXD Oo ka Warbixiyay Dagaalkii Baardheere iyo Meydad Lasoo Bandhigay.



Tue 05 June 2018.

Maleeyshiyaadka ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Baardheere, ayagoo gudaha u galay magaaladaasi.

 
Ciidamada xoogga dalka iyo Shabaab ayuu gudaha magaalada ku dhexmaray dagaal xooggan, waxaana ciidamada xoogga dalka u suurogashay in ay dib u riixaan xoogaggii Shabaab ee weerarka soo qaaday.
 
Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa magaalada kusoo bandhigay meydadka maleeyshiyaad ka tirsan Shabaab oo ay dagaalka ku dileen.
 
Ilo madax bannaan ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay laba askari uga dhinteen weerarkaasi.
Hoos ka daawo
 


82 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines