Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Mudaaharaad Lagaga Soo Hor-Jeedo Musuqmaasuqa Oo Ka Billawday Nairobi.



Thu 31 May 2018.

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka billawday dibadbax ka dhan ah musuqa iyo ku takrifalka hantida canshuur bixiyeyaasha dalka kenya.
 
Dadka dibadbaxa dhigaya ayaa socod ku maraya waddooyinka waaweyn ee caasimadda, kuwaas oo dalbanaya in la maxkamadeeyo saraakiish dowladda ee “caadeystay lunsashada hantida dadweynaha”. Dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay warbaahinta maxaliga ee Kenya ayaa si wayn ah u hadal hayay fadeexad musuq oo lagu lunsaday lacag dhan 80 milyan oo doollar.

 

 



24 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines