Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Liibiya Oo Lagu Laayay Muhaajiriin kasoo Tahriibay Bariga Afrika.



Sat 26 May 2018.

Dhaqaatiirta dalka liibiya ayaa daweeynay amuhaajiriin ka yimid bariga Afrika kuwaasi oo la toogtay iyagoo baxsanaya kuwawax tahriibiya ee gacanta ku haayey todobaadkan horaantiisa.

Hay'adah gargaarka iyo ilo wareedyo gudah ah ayaa sheegay in tira ka badan 100 muhaajiriin ah oo qar badan oo ka mid ah ay yihiin da'ayar rajeeynayey in magangelyo ka helaan qaaradda Yurub ayaa iksu dayaye in ay ka baxsadaan kuwa dadka Tahriibiyo magaalad Bani Walid.

Dhinaca kale Kuwii ka badbaaday ayaa u sheegay kooxda gargaarka ee MSF in ugu yaraan 15 qof ay dhinteen,waxa kale oo ay sheegeen in qaar ka mid ah la haystay ilaa iyo muddo sedex sano ah.

Sidoo kale hayada MSF ayaa dhinacooda waxa ay sheegeen in intooda badani ay ka muqatay calaamdo jirkoda ah kuwaasi oo argagax ku abuuray.



37 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines