Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

DAAWO : GUDOOMIYIHII GUDDIDA WANAAG FARISTA IYO XUMAAN REEBISTA SOMALILAND OO ISKA CASILAY XILKII IYO SABAHA UU LA XIDHIIDHIYEY IS-CASILAADIISA.



Wed 18 April 2018.

Waxaa goor dhaweyd in uu iscasilay si rasmi ah ugu dhawaaqey gudoomiyihii guddida wanaag farista iyo xumaan reebtista Ee Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdula

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdalla ayaa waxa uu si kooban u yeeshagay in uu Hawsha ka wadi kari waayay dad kale oo faro gelin ku hayay,Islamarkaasina Isagoo Xilka Haya Lagu Dul  Sameeyey Gudoomiye Kale.

 

Awdalmedia.com



37 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines