Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

DAAWO : XISBIGA WADDANI OO DOORTEY XOGHAYE CUSUB IYO XOGHAYIHII HORE OO LA MARIYEY WADIIQADII AXMED MUUMIN SEED XISBIGA LAGA MARIYEY.



Wed 18 April 2018.

 Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay maanta dooratey xoghaye cusub ka dib markii ay dhawaan xilkii ka qaadeen xoghayihi hore Md Maxamed Cabdilaahi Uurcade .

Kulanka Guddida fulinta ayaa waxaa ka soo soo qeyb galay 36 Xubnood waxaana ogolaateyin xoghaye cusub Inuu noqdo Md Khadar Xussen Cabdi 34 xubnood 1 xubin waa ay ka aamustey gudoomiyuhuna muu codey .

Hoos Ka Daawo Qaab Loo Doorta Xoghayaha Cusu Ee Xisbiga Waddani

Awdalmedia.com



41 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines