Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

M/Saylici Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumad Yusur C/laahi Orax Oo Ku Geeriyootay Djibouti.



Sun 25 February 2018.

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa dhanbaal tacsi ah u diray qoyska iyo qaraabadii ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumad Yusur Cabdilaahi Orax oo ku geeriyootay dalka Jabuuti.

Sidoo kale waxa uu Madaxwayne Kuxigeenku tacsi gaar ah u diray Mud. Xaashi Cabdilaahi Orax oo ay walaalo ahaayeen Marxuumada geeriyootay, waxana uu Marxuumada Eebe u baryay  inuuay naxriistii Jano ka waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo Amiin

Dhanka kale waxa tacsi tan la mid ah u diray Xaashi Cabdilaahi Orax iyo dhamaan Qoyska reer Cabdilaahi Oraxba Abokor Xasan Caafi Aniga oo ah Maxamed Bili bili iyo Dhamaan Bahda Warbaahinta ee Gobolka Awdal, Axmed Xuseen Samaale, waxana ay Marxuumada Eebe Uga Baryeen inuu Naxariistii Janno Ka Waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo Amiin

 



81 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines