Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Xukumada Mnyamar Oo Balan-qaaday Inay Tallaabo ka Qaadeyso Askar Lagu Eedeyay Dilka Dadka Rohingya.



Sun 11 February 2018.

Dowladda Myanmar ayaa sheegtay in ay tallabo ka qaadi doonto lix iyo toban qof oo ay ku jiraan askar iyo rayid, kuwaas oo lala xiriiranyo dilka toban qof oo muslimiinta Rohingya ah.

Dadkan ayaa la sheegay in la dilay kadib markii la qafaashay xilligii khalalaasihii gobolka Rakhine ee sebtembar-tii la soo dhaafay.

Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in la ogaaday in ciidamada burmeeska qaarkood ay ka qeeyb qaateen dilkaasi.

Myanmar oo uu booqasho ku tagay xoghayaha arrimaha dibedda ee ingiriiska Boris Johnson ayaa Aung San Suu Kyi u sheegay in loo baahanyhay in si buuxda oo madax banaan loo baaro wixii ka dhacay gobolka Rakhine.



115 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines