Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Diyaarad Rakaab ah 71 Qof ah Siday Oo ku Burburtay Duleedka Magaalada Ruushka.



Sun 11 February 2018.

Wararka ka imaanaya dalka Ruushka ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 71 qof ay burburtay kaddib markii ay ka kacday garoonka Domodedovo ee magaalada Moscow.

Diyaaradan ay laheyd shirkadda diyaaradaha ee Saratov ayaa noocedu ahaa Antonov-148 islamarkaasina u safraysay magaalada Orsk ee xadka Ruushka u la wadaago dalka Kazakhstan.

Diyaarada ayaa la sheegay inay ku dhacday meel u dhaw Argunovo oo sideetan kiloomitir kaga began koonfur bari ee magaalada Moscow.



132 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines