Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Ololaha Doorashooyinka Baarlamaanka Ee Dalka Jabuuti Oo Furmay(Sawirro+Video)



Sat 10 February 2018.

Dalka Jabuuti ayaa maanta waxa si toos ah uga furmay ololaha doorashooyinka Baarlamaanka dalkaasi, waxaana ku tartamaya xisbiyada isku taga aqlabiyadda madaxtooyada UMP iyo xisbiyada EDG PDD iyadoo ay ku tartamayaan ilaa 65 xildhibaan oo kasoo bixi doonta dhamaan dalka Jabuuti oo dhan.

65-ka xildhibaan ee loo tartamayo 35-xildhiban oo ka mid ah waxa ay kasoo bixi donaan caasimadda Jabuuti halka 30-ka xildhibaan ee kalana laga soo dooran doono afarta gobol ee dalka, waxana xisbiga talada haya kula tartami doona gobolada dalka.

Ololaha doorashooyinka dalka Jabuuti ayaa waxay socon doonaan ilaa 23-ka bishan aan ku jirno iyadoo dadku ay u dareeri donaan goobaha codbixinta.



Views : 34



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines