Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Lagu Maamusay ka Qayb-galka Shir ka Dhacaya Garawe.(Akhriso)



Fri 09 February 2018.

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa Madaxda maamul goboleedyada dalka ku casuumay shir ka dhacaya 20-ka bisha soo socota ee Marso magaalada Garawe ee caasimada Puntland.

Shirkan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid wadatashi ah oo looga hadlayo arimaha Dowlad goboleedyada dalka iyo guud ahaan arimo khuseeyo dalka, waxaana warqada casuumada shirkan loo wada diray Madaxda maamul goboleedyada.

Halkan ka Akhriso Warqada Casuumada.



134 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines