Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Congress-ka Maraykanka Oo Ansixiyay Miisaanad Cusub.



Fri 09 February 2018.

Aqalka wakiillada Mareykanka ayaa iyaguna raacay waddadii senetka si loogu codeeyo, dib-na loogu furo shaqadii dowladda federaalka, taas oo saqdii dhexe ee Khamiistii ku ekeyd miisaaniyadda dowladda.

Senetka Mareykanka ayaa markii hore u codeeyay dib u furidda shaqada dowladda federaalka ee miisaaniyadda. Sharci dejiyayaasha ayaa ku codeeyay 71 oo haa aheyd iyo 28 oo maya tiri, horraantii Jimcaha.

Taasi waxay keentay in shaqadii dowladda dib loo billaabo.Aqalka wakiillada, ayaa iyaguna raacey waddada senetka ka hor inta aanu waaga beryin, Jimcihii, sharcigan cusub ayaa loo dirayaa madaxweyne Trump si uu u saxiixo.



112 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines