Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Al Shabaab Oo Tartan Shiishka ah U Qabatay Odayaasha ku Dhaqan Jubooyinka (Sawirada)



Thu 08 February 2018.

Xarakada Al Shabaab ayaa taranka Shiishka ama liifka Qoryaha fudud u qabatay qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka gobolada Jubooyinka, waxaana tartankan lagu qabtay fagaare dad badan joogeen.

Odayaasha ayaa ku tartamayay shiishka , waxaana loo dhiibay Qorayga AK-47, iyadoona meel ka duruqsan la dhigay baale la doonayay in la shiisho gaar ahaan meelaha loogu tala galay shiishka.

Al Shabaab ayaa horey deegaanada ay ka maamulaan dalka ugu qabatay tartamo kala duwan , waxaana sidan oo kale marar kala duwan Odayaal loogu qabtay tartanka falaar ganida.



84 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines