Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kormeer ku Tagay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.(Sawiro)



Mon 05 February 2018.

Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqday xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.

Waxaa halkaas ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) kuxigeenadiisa iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka,.

Raisul Wasaaraha ayaa warbixin kooban ka dhageystay duqa magaalada Muqdisho taasoo ku saabsaneyd sida ay u socdaan howlaha kala ee Maamulka Gobolka Benaadir iyo Dowlada Hoose ee Xamar.

Waa markii ugu horeysay ee Raisul wasaare Khayre uu booqdo xarunta dowlada hoose ee Xamar tan iyo markii dhowaan uu xilka la wareegay gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow.



Views : 24



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines