Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Dowlada Canada Oo Oggolaatay Inaysan Dalkeeda ka Mastaafurinin Wiil Dhalinyaro Somali ah.



Mon 05 February 2018.

Dowlada Canada ayaa shaacisay ianay dib u dhigtey wiil dhalinyaro Soomaali ah oo ay doonaysay inay dalkeeda ka mastaafuriso islamarkaasina xabsiga uu ku xidhnaa kasii daysay.

Dowlada Canada ayaa Cadaadis xoog leh lagu saaray inay ka noqoto tallaabada ay ku dooneysay inay dalkeeda ka dhoofiso Abdul Cabdi oo ah 24 jir,waxana uu sheegay Benjamin Perryman oo ah qareenka Abdul in guddiga qaxootiga wadanka Canada in ay amreen in la sii daayo.

Sidoo kale Abdoul Abdi oo ah muwaadin asalkiisu Soomaali ah ayaa ku dhashay Boqortoyada Sacudi Carabiya waxaana uu ku dooday inaysan wax ehel ah u joogin dalka Soomaaliya.



78 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines