Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Maxkamada Kenya Oo Laashay Doorashdii Lagu Doortay Guddoomiyihii Wajeer.



Fri 12 January 2018.

Maxkamada Milimani ee magalada Nayroobi, ayaa waxay laashay oo waxba kama jiraan ku tilmaamatay guushii uu doorashada guddoomiyannimo ee Wajeer uu ka gaaray Maxamed Cabdi, kadib doorashooyinkii guud ee Kenya ka dhacay sanadkii hore.

Maxkamada ayaa dhanka kale amartay in muddo laba bil ka yar lagu qabto doorashada guddoomiyaha Gobolka Wajeer.



199 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines