Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Garaad Somalida Itoobiya Oo ka Hadlay Iska-hor imaad Dad ku Dhinteen Oo Dhex-maray Oramada & Somalida.



Tue 09 January 2018.

Garaadka guud ee deegaanka Soomaalida Itoobiya Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool ayaa markii u horayasay ka hadlay Xiisad ka dhex aloosan Soomaalida iyo Oromada Itoobiya, iyadoo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in afar qof oo Soomali ah lagu dilay colaaddaasi.

Dilkan ayaa waxa uu u dambeeyay iska hor imaadyo dhowaanahan ka dhex dhacayay Soomaalida iyo Oromada.



158 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines