Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Mahathir Mohamad Oo Mar kale U Tartamaya Jagada Rai'sul Wasaaraha Malaysia.



Sun 07 January 2018.

Raisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia, Mahathir Mohamad, ayaa mar kale loo soo xulay in uu noqdo musharaxa xilka Rai'sul Wasaaranimada.

Mahathir Mohamad ayaa imika jira 92 sano,Waxuuna Jagada Rai'sul wasaaranimada ayuu hayay in ka badan 20 sano.

Mr Mahathir ayaa xilka raisul wasaaranimada ka dagay sanaddii 2013.

Balse sanooyiinkii ugu dambeeyay ayaa waxa uu dib ugu soo laabtay siyaasada ,waxa uuna si wayn uga soo horjeedaa Rai'sul wasaaraha imika xilka haya, Najib Razak,

Mr Razak ayaa waxa lagu eedeeyay in uu ku lug lahaa fadeexad lagu lunsaday balaayiin doolar.

Mr Mahathir ayaa imika musharax u noqon doono xisbiga isbahaysiga mucaaradka



Views : 22



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines