Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Shaacisay Magac 23 Qof Oo Ku Guulaystay Imtixaanka Ay Dhawaan Ka Qaaday.(Akhriso)



Sun 07 January 2018.

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday muwaadiniin ku guulaystay 21 shaqo oo ka banaan Hay’adda shaqaalaha Dawladda.

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa ku dhawaaqday guulaystayaasha shaqooyikaas oo tiradoodu ka kooban tahay 23 qof maadaama toban qof ay isku kaalin ka galeen (kaalinta 13aad ilaa ta 23aad) imtixaankii la qaaday, sidaas darteeda waxa ay qaadatay tobankaas qof iyaga oo isku duuban halkaasna ay tirade la qaatay ku noqoto 23 qof halkii markii hore ay ka ahayd 21 qof.




89 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines