Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Siwayn Loogu soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti.(Sawiro+Video)



Sat 06 January 2018.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa lagu soo dhaweeyay dalka Jabuuti.
Safarka madaxweynaha ayaa qaadan doona maalmo kooban, waxaana marti-qaad rasmi ah u soo diray madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle waxaanu safarkani noqon doonaa mid sii xoojiya wada shaqaynta labada ee Somaliland iyo Jabuuti.

Madaxweynaha Waxa Safarka ku wehelinaayey:
1. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire
2. Wasiirka waxbarashada iyo Sayniska, Md. Yaasiin X Maxamuud Xiir (Faratoon)
3. Wasiirka Caddaalada, Md. Cabdiqani Maxamuud Cateeye
4. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sareeye gaas Cabdilaahi Fadal Imaan
5. Taliyaha Ciidanka Badda Somaliland, Sareeyo guuto Cabdi Xirsi Ducaale
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qaabilay Madaxweynaha Somaliland.



163 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines