Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Xisbiyo ay ku Mideysan yihiin Siyaasiyiin iyo Xildhibaano Oo Eedeyn U Jeediyay Hey’adda NISA (Akhriso)



Sat 06 January 2018.

Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa war saxaafadeed ay wadajir u soo saaree ku sheegay in Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ay xadgudub ku heyso xuquuqda muwaadinka, ku tumashada sharciga iyo kala dambeynta.

Xisbiyadan oo kala ah Wadajir, Daljir, Kulan iyo Horusocod oo intooda badan ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka ayaa waxay ku eedeeyeen NISA inay noqotay aalad ay Madaxda sare ee dowladda sida Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Agaasimaha Madaxtooyada ay u adeegsadaan caburinta, xoriyadda codka iyo la dagaalanka dimoqraadiiyadda.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka ay wadajir u soo saareen:



126 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines