Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Ra’iisal wasaare Kheyre Oo ka Hadlay Heymaha Lagu Leeyahay Soomaaliya



Thu 04 January 2018.

Ra’iisal Wasaare Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddu ay Qorsheyneyso sidii looga gudbi lahaa deynta lagu leeyahay Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in xukuumaddu ay wado kasto u mari doonto sidii loo joojin lahaa in Soomaaliya dhaqaalaha loo soo mariyo dowlado kale.

“Xukuumaddu hadafkeedu waa sidii aan u heli laheyn dhaqaalaha ay aduunyadu bixiso anaga oo aan dad kale nagula soo dhiibin,sidaan u ahaan laheyn dad xor ah si ganacsatadu ay dowladooda ku qanacsnaadan oo ay aaminaan balse intaas oo idil jawaabteeda iyo fulinteeda dowladda iyo shacabka ayaa laga rabaa ayuu yiri ra’iisal wasaare Kheyre”

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowr mar oo hore ku cel-celisay in waqti badan la geliyay in deymh Soomaaliya lagu leeyahay la cafin doono,iyada oo Wasaaradda Maaliyadda sidoo kale ay soo bandhigtay qorsho arrintas fududeyn karta.



Views : 23



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines