Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Guddoomiyaha Aqalka Sare: “Ma Aqbali Karno in Kenya Xaduudeena Qaadato si badda U Sharciyeysato”



Wed 03 January 2018.

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi oo maanta ka hadlayay kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Aqalka sare ayaa sheegay in Kenya ay dhibaato dhinac kasta ay ku heyso shacabka Soomaaliyeed loona baahan yahay in Dowladd ahaan meel la iska saaro.

Wuxuu si gaar ah Guddoomiyaha Aqalka sare diirada u saaray Xiisada baledxaawo ee u dhaxeyso Ciidamo Kenyan ah iyo shacabka degmada,kuwaasoo ka dhiidhinayo iney Kenya ay ku soo sikato qeyb ka mid ah dhulkeena Soomaaliya.

” Ma Aqbali karo in Kenya Xuduudeena qaadato si Baddeena u sharciyeysato”, Ayuu yiri Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi”.



90 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines