Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Akhriso: Warsaxaafadeed lagu amray inay Isdiiwaan Geliyaan Masaajidyada iyo Xarumaha Lagu Barto Diinta.



Tue 02 January 2018.

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan maamullada masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla magaaladda Muqdisho iyo dhammaan gobolada dalka Soomaaliya.

Qoraalka War saxaafadeedka ay soo saartay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa lagu amray dhammaan masaajidyada,dugsiyada quraanka lagu barto,xarumaha dhaqan celinta iyo Tarbiyada iyo dhamman machadyada lagu barto diinta inay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradaha Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlada Federalka iyo dowlad goboleedyada.

Halkan ka aqriso War-Saxaafadeedka;



108 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines