Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Akhriso; Guddiga Difaaca Golaha Shacabka Oo War-saxaafadeed kasoo Saaray Xaalada Degmada Beled Xaawo.



Mon 01 January 2018.

Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ku cambaareyeen dhul boob la sheegay inay ka wadaan ciidamada Kenya degmada Beled Xaawo.

Warsaxaafadeed uu ka soo saaray Guddiga Difaaca Golaha Shacabka kulankiisa ayuu ugu baaqay dowlada federalka,maamul goboleedka iyo shacabka Soomaaliyeed inay meel uga soo wada jeesteen ciddii ku soo xadgudubta qaranimada iyo ciida Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka aqriso War Saxaafadeedka uu soo saaray Guddiga Difaaca Golaha Shacabka;



98 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines