Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Dhammaantayo reer Cumar Muxumad Geedi waxaan halkan tacsi tiiranyoleh ugu gudbinayna reer Farax Nuur Diiriyeh oo aabahood ku geeriyooday Djibouti



Sat 09 December 2017.

Innaa lilaah wa innaa ilayhi raajicuun

 

Dhammaantayo reer Cumar Muxumad Geedi waxaan halkan tacsi tiiranyoleh ugu gudbinayna reer Farax Nuur Diiriyeh oo aabahood ku geeriyooday Djibouti.

WAxaan marxuumka u baryaynaa in illaahay Jannadii Firdoosaad geeyo, samir iyo iimaana inaga siiyo gaar ahaan qooyskii uu ka baxay ee reer Farax Nuur Diiriyeh

Aamiin.



335 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines