Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Bilaabay Xayeysiiska Xilalka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaraddaha Dalka.(Aqriso)



Sun 03 December 2017.

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa bilaabay xayeysiiska Xilalka Agaasimayaasha Guud ee 27-ka Wasaaradood oo markii u horeysay loo tartami doono, iyadoo Guddiga loo saaray inay qiimeeyaan daah-furnaanta iyo tartanka loo galayo xilalkan ay soo bandhigeen shuruudaha laga rabo qofka soo codsanaya.

Warqado ay ku qoran tahay shuruudaha laga rabo qofka soo codsanaya ayaa la soo bandhigay iyo boosaska Agaasimayaasha Guud ee 27-ka Wasaaradood, waxaana shuruudaha lagu buuxinayaa Warqad Form ah.

Halkan hoose ka akhriso



Views : 30



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines