Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Daawo Cali Khaliif Galaydh Oo Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadlay Awood Qaybsiga Xukuumadda Cusub



Sun 03 December 2017.

Cali Khaliif Gallaydh madaxweynaha khaatumo ayaa faah-faahin ka bixiyay kulammo uu la yeeshay madaxweynaha la doortay ee somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hogaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka.

Cali Khaliif oo la hadlay warbaahinta wuxuu sheegay in kulamadaasi ay ku saabsanaayeen heshiiskii labada dhinac ee Somaliland iyo Khaatumo dhowaan ku kala saxiixdeen magaalada Caynabo, isagoo markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay qodobbada heshiiska.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayuu uga waramay Cali Khaliif marka hore waxay ka wada hadleen isaga iyo Muuse Biixi Cabdi, madaxweynaha la doortay ee Somaliland,

 



Views : 46



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines