Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xilka Qaaday Maamulhii Kstamka Borama & Iskuduwihii Maliyada Awdal



Wed 29 November 2017.

Wasiirka Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa xilkii ka qaaday laba masuul oo ka tirsan wasaarada Malaaliyada ee gobolka Awdal

Wareegto xilka qaadis iyo magaacaabis ah ayaa galabta kazoo baxday Xafiiska wasaarada maaliyada ee Somaliland kaas oo xilka looga qaaday maamulihii kastamka Boorama Fuufka loona magacaabay Sahra xaamud Jirriil,Halka Iskuduwihii Wasaarada Maliyada Awdal laga qaaday Miicaad loona magacaabay Idiris Xasan Dari.

Wareegtada xilka Qaadista ah ayaa lagu amray inay si deg deg ah xilka ugu wareejiyaan labada masuul ee lasoo magacaabay,waxaana lagu eedeeyay masuuliyinta xilka laga qaaday musuq-maasuq dhacay inii lagu guda jiray ololihii doorashada madaxtinimada Somaliland.



Views : 59



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines

Madaxweynaha Dalka Peru Oo Laga Dalbaday Inuu Is-casilo Kadib Marii Lagu Eedeeyay Musuq-maasuq.