Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Hooyo Reer Awdal Ah Oo Dalbatay In Laga Caawiyo Radinta Wiilkeeda Oo ka Tahriibay Raq Iyo Ruuxna Lagu La,yahay.



Wed 29 November 2017.

Caasha Carte Cumar oo ah Hooyo reer Awdal ah ayaa maalmihii u denbaysay la murugaysan Wiil kaliya oo ay dhashay kaas oo ka tahriibay ilaa iyo hadana ayna ka warhayn geeri iyo Nololba

Hooyo Caasha ayaa sheegatay in wiilkeeda oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Awnuur Doone Qayaad oo 16 jir ah ay ugu war denbaysay markii uu u sheegay inuu doon tahriib ah ka raacayo xeeliga xeebaha Dalka Liibiya.

Hooyadan dhibaataysan ayaa si naxariis leh uga codsanaysaa umada muslimiinta gaar ahaan dadka soomaalida ee ku nool Liibiya inay akhbaarta wiilkeeda raq iyo ruuxba aya kala soo xidhiidhaan Telefoonkeeda oo ah Tell:00252634557147



Views : 109



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines