Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Akhriso Liiska Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabelle Oo la Magacabay.



Wed 29 November 2017.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.

Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.

Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle. Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabelle Maxamed Ibraahim Goodir ayaa ku dhowaaqay Liiska Golaha Wasiirada Hirshabelle.

Halkan ka akhriso Liiska Golaha Wasiirada Hirshabelle



Views : 26



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines

Madaxweynaha Dalka Peru Oo Laga Dalbaday Inuu Is-casilo Kadib Marii Lagu Eedeeyay Musuq-maasuq.