Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Xildhibbaano Cusub Oo Ku Soo Biiray Golaha Wakiillada Somaliland.



Mon 27 November 2017.

Maalintii Sabtidii ee todobaadkan waxaa si rasmi ah u furmay fadhigii 35 aad ee golaha wakiilada Somaliland ka dib markii golahani uu galay fasax laba bilood ahaa.

Fadhigan furmay waxaa golaha wakiilada Somaliland ku soo biiray Saddex xildhibaan oo bedelay xildhibaano golahaasi ka baxay iyo qaar geeriyoodey.

Xildhibaanadan ayaa waxaa ay buuxiyeen boosaskii ay ka kala baxeen :-
1.Ex Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) oo xilkii xildhibaan nimo iska iska casilay
2.Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo dhawaan Geeriyoodey
3.Marxuum Xildhibaan Xassan Cawaale Caynaan oo dhawaan geeriyoodey.

 



Views : 24



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines