Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Galmudug Oo Walwal Xoogan ka Muujisay Al shabaabta Baxsadka ah Ee kusoo Qul-qulaysa Deeganadooda.



Sat 25 November 2017.

Wasiir ku xigeenka amniga Galmudug Mahad Xasan Maxamed ayaa sheegay dagaal yahano ka tirsan Al-Shabaab ay isku uruursanayaan qaybo ka mid ah deeganada Maamulka Galmudug.

Muddooyinkaan ayuu sheegay in ay culeyska ciidan saareen deegaanada Galmudug, islamarkaana Wasaaradda amniga Galmudug ay diyaarisay ciidamo badan.

Mahad Xasan Maxamed Wasiir ku xigeenka Wasaaradda amniga Galmudug ayaa bulshada degan Gobolada Dhexe ku tilmaamay in ay ka qayb qaataan Dagaalada ka dhanka ah Xarakada Al-Shabaab.

Ciidamada ay diyaariyeen ayuu sheegay in aysan ku jirin ciidamo ajaanib ah sida kuwa Amisom ee Nabad illaalinta Soomaaliya u jooga.



Views : 29



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines