Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Rasmiya U Codeeyey Doorashada Madaxtooyada Somaliland.



Mon 13 November 2017.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay'adda Shaqaalaha Dawladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda muwaadin-nimo ayaa saaka ka codeeyay xarunta hay'adda shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargaysa.

Goobtaasi oo ah meelaha  ay dadweynuhu ka codaynayeen komishankuna ay dhigeen sanaaduuqda codbixiyaaysha ee doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ee lagu dooranayo madaxweynaha bedeli doona madaxweyne Silaanyo.

Xarunta hay'adda shaqaalaha dawladda ayaa waxa madaxweynaha kusoo dhaweeyay Guddomiyaha komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland iyo musharaxiinta xisbiyadda KULMIYE iyo UCID oo iyaguna isla goobtaasi ka dhiibanayey cod kooda



Views : 20



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines