Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Wasiirka Amniga Puntland Oo Saaka Soo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag.(Sawiro)



Sun 12 November 2017.

Wafti uu hoggaaminayo wasiirka amniga maamul goboleedka Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka gaadhay magaalada Badhan oo ka tirsan gobolka gobolka Sanaag

Wasiirka oo ay weheliyeen Wasiirul-dowlayaasha xanaanada xoolaha, Dekedaha, wasiir Ku-xigeeno, xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa waxa ay saaka soo gaadheen magaalada Badhan

Bookhashada wasiirka iyo waftigiisa ayaa ku soo beegantay, iyadoo ay maalin kaliya ka hadhsan tahay doorashada Madaxtinimada Somaliland, waxaan la filayaa inuu wasiirku u sii gudbo magaalooyin kale oo ka tirsan gobolka Sanaag oo ay ku jiraan Dhahar, Hadaaftimo iyo Magaalooyin kale.



Views : 23



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines

Daawo Musharac Ciro Oo ku Goodiyay Inaan Lagu Dhawaaqi karin Natiijada Dorashada Inta Tabashadiisa La Dhameeyo.