Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Madaxweynihii Hore Ee Maamulkii Xibin Iyo Xeeb Oo Lagu Xidhay Dalka Belgium-Ka.



Wed 08 November 2017.

Madaxweynihii hore ee Maamulkii Ximin iyo Xeeb, Maxamed Macallim Aadab “Tiiceey” oo haatan ku xiran Xabsi ku yaalla dalka Belgium ayaa la filayaa in dib loo dhegeysto Rafcaanka uu ka qaatay Xukun horey loogu riday.

Maxkamad hubisa Xukunadda ay ridaan Maxkamadaha kale kale ee dalka Belgium ayaa sheegtay inay qeyb ah nasaqeen Xukun uu Garsooraha Maxkamadda Rafcaanka ee The Ghent” horey ugu riday Maxamed Cabdi Xasan “Afweyne” iyo Maxamed Macallim Aadan :Tiiceey”, kuwaasi oo horey xukun ugu muteystay Eeddo la xiriira Falal Burcad-baddeednimo ah.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Wrbaahinta dalka Belgium oo soo xiganaya Maxkamadaasi ayaa sheegay in la oggolaaday Codsigii Rafcaanka ee Maxamed Macallim Aadan Tiiceey ku codsaday in dib loo eego Xukunkii 10-ka sanno ee horey loogu xukumay.

Shabakadda Wraarka ee nieuwsblad.be ayaa qortay in Maxamed Macallim Aadan “Tiiceey” ayaa sheegtay in markii hore lagu xukumay xabsi 5-sanno, xubinnimadiisa Koox Burcad ah, iyadoo Xukunka la gaarsiiyey 10-sanno, kadib, markii ay Maxkamadda The Ghent u aqoonsatay inuu yahay mid ka mid ah Hoggaamiyayaasha Kooxda Burcad-baddeeda.

Si kastaba ha ahaatee, Maxkamad hubisa Xukunadda ay ridaan Maxkamadaha kale kale ee dalka Belgium ayaa sheegtay inuu Maxamed Macallim Aadan “Tiiceey”



Views : 32



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines

Daawo Musharac Ciro Oo ku Goodiyay Inaan Lagu Dhawaaqi karin Natiijada Dorashada Inta Tabashadiisa La Dhameeyo.