Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Ciidamada Puntland Oo Howlgalo ka Bilaabay Buuraha Calmadoow Ee Gobolka Bari.(Sawiro)



Sun 05 November 2017.

Ciidamada maamulka Puntland oo aad u hubeesan ayaa howlgalo ka bilaabay Dhulka Buuraha ee gobolka Bari, buurahaas oo lagu tuhmayo in ay joogaan dagaalyahano katirsan Al Shabaab.

Ciidamada loogu magac daray Difaaca Puntlan ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkayay iyaga oo howlgalo kawada buuraha Calmadow ee gobolka Bari.

Buurahan ayaa qeybo kamid ah waxaa ku sugan dagaalyahano katirsan Al Shabaab, waxaana ciidamada Puntland isku diyaarinayaan howlgalo ka dhan ah Shabaabka buurahaasi ku sugan.

Ciidamada Puntland ayaa horey dagaalo dhiig badan ku daateen waxa ay ula galeen dagaalyahanada Al Shabaab iyo kuwa Daacish ee ku sugan qeybo kamid ah Puntland.



Views : 20



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines

Daawo Musharac Ciro Oo ku Goodiyay Inaan Lagu Dhawaaqi karin Natiijada Dorashada Inta Tabashadiisa La Dhameeyo.