Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Al Shabaab Oo soo Bandhigtay Qaabkii ay ula Wareegeen Saldhigii Ciidanka Dowlada ee Bariire.(Sawiro)



Wed 01 November 2017.

Warbaahinta Al Shabaab taageerta ayaa soo bandhigtay Sawiro laga soo qaaday Saldhigii Ciidamada Dowlada ka baxeen ee kuyaala deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Saldhigan waxaa hada ku sugan dagaalyahano katirsan Al Shabaab kuwaa oo la wareegay saldhiga kadib markii halkaasi ka baxeen Ciidanka dowlada ee hore Al Shabaab uga qabsaday deegaanka Bariire.

Ciidamada Dowlada ee dagaalka kula wareegay Deegaanka Bariire ayaa si lama filaan ah deegaankaasi uga soo baxay, waxa ayna Ciidanka dowlada intii saldhigaasi joogeen la kulmeen weerar khasaaro xoogan uu kasoo gaaray oo uga yimid Al Shabaab.



Views : 19



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines